Hoggaamiyihii Ururka Al Qaacida oo la dilay iyo Madaxweyne Biden oo ka hadlay

Wararka ka imanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in duqayn xagga cirka ah lagu dilay hoggaamiyihii ururka al-Qaacida Ayman al-Zawahiri, kaas oo xilka kala wareegay hoggaamiyihii hore ee Osama Bin Laden, ka dib markii ay Maraykanku hawlgal ku dileen, bishii May ee sannadkii 2011. Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in hoggaamiyihii al-Qaacida Ayman … Continue reading Hoggaamiyihii Ururka Al Qaacida oo la dilay iyo Madaxweyne Biden oo ka hadlay